Wasiirrada Shaqada ee Bariga iyo Geeska Afrika ,ayaa maanta waxaa uu shir uga furmay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, iyada oo shirka looga hadlayo isu-duwidda siyaasadaha socdaalka shaqaalaha ee...
Read moreGuddoomiye ku xigeenka Howlaha Guud Aadan Sheekh Cali (Fiidow) iyo Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada ee Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti) ayaa maanta si wadajir ah xariga uga...
Read moreMudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedyada Xaqsiinta Ciidamada Qalabka Sida iyo Istaatistikada Qaranka. Kulankii 31aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka...
Read moreDowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Milatariga Mareynkanka iyo dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Federaalka ayaa shalay gelinkii dambe waxay duqeyn xagga cirka ah ka fulisay magaalada Bangeeni ee gobolka Jubbada...
Read moreRa’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa ayaa maanta daah furay qorshaha maamulka gobalka Banaadir ee xal u helidda barakacayaasha. Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa munaasabadda...
Read moreRa'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kulan la qaatay maamulaha Shirkadda Enez, Seracettin Aksun, ayaa uga tacsiyeeyay dhibaatooyinkii Argagaxisadu u geysatay howl-wadeennadooda intii ay ku...
Read moreShacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Uganda gaar ahaan Caasimadda Kampala ayaa soo dhaweeyay taageerana u muujiyay hoggaanka Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug oo horkacayo Dr. Maxamed Nuur Gacal...
Read moreAmar ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa lagu hakiyay Mashruuca Horumarinta Dowladaha Hoose ee magaaalo madaxyada Dowlad Goboleedyada oo ay saaka kala...
Read moreKalfadhiga 6aad kulankiisa 30aad ee ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ajandihiisu ahaa akhrinta 2aad ee Hindise -sharciyeedka Istaatistikada Qaranka ayaa waxaa shir guddominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho