Daawo Sawirro Qurux badan iyo horumarka Dalka
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawiro ka turjumaya bilicda iyo horumarka dalka Source: SNTV
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawiro ka turjumaya bilicda iyo horumarka dalka Source: SNTV
Read moreWasiiru-dawlaha Boostada, Isgaarsiinta, & Teknolojiyada, Mudane C/laahi Bile Nuur, oo ka qeyb galayay shirka heer wasiir ee Hal-abuurka Teknolojiyada ee Afrika ee galinkii dambe ee shalay lagu soo gabagabeeyay caasimadda...
Read moreBulshada ku dhaqan dagmooyinka fog fog ee Gobalka Bari oo u badan Xoolo dhaqato iyo Beeralay ayaa bilaabay isku tashi ay ku doonayaan inay dib ugu furaan wadooyinkii hal bowlaha...
Read moreGuddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka soo cusboonaaday Towfiiq iyo Afbarwaaqo ee Gobolka Mudug. Mahad Cabdalla, ayaa...
Read moreWasiiru-dawlaha Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, Mudane Cabdullaahi Bile Nuur, ayaa ka qeybgalaya shirka heer Wasiir ee Hal-abuurka Afrika, kaas oo maanta ka furmay magaalada Accra, caasimadda dalka Ghana. Shirkan...
Read moreTaliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeyo Guuto Cabdi Xasan Xijaar ayaa magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti tabbabar ugu soo xiray ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya. Ciidamadan oo muddo saddex...
Read moreGolaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 21 aad ee Kalfadhiga 6aad ayada oo uu shir Guddomiyay Guddomye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Aqalka...
Read moreXildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday Akhrinta Labaad ee Sharciga Doorashooyinka Qaranka, kaasi oo ay soo diyaariyeen Guddiga Doorashooyinka ee Golaha Shacabka. Kulanka Guud ee...
Read moreMogadishu is coming to life, again. These days, Mogadishu’s beautiful beaches are a hive of activity. Nestled in northern Mogadishu, the popular hangout spot, Liido Beach, is surrounded by beautiful...
Read moreXildhibaannada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta si rasmi ah waxay u ansixiyeen Xeerka Hawlgabka iyo Liiltirka ee Shaqaalaha rayidka Dowlad Goboleedka Puntland, kaasi oo horay Xukumadda u soo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho