Wednesday, July 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xarun loogu adeegayo dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo laga hirgeliyay Degmada Wadajir “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Xarun loogu adeegayo dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo laga hirgeliyay Degmada Wadajir “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku xigeenka Howlaha Guud Aadan Sheekh Cali (Fiidow) iyo Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada ee Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti) ayaa maanta si wadajir ah xariga uga jarey xafiisyo loogu adeegayo dadka baahiyaha gaarka ah qaba, kaasi oo laga hir galiyay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha demada Wadajir Cabdiracxmaan  Maxamed Aw-Cali  ayaa  sheegay in maamulkiisu  mudnaan gaar ah siinayo wax u qabashada dadka naafada ah.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026
Madaxweynaha JFS oo saxiixay buugga tacsida Imaam Maxamed Yuusuf Cali

Madaxweynaha JFS oo saxiixay buugga tacsida Imaam Maxamed Yuusuf Cali

July 15, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada ee Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti) ayaa tilmaamtay in ka maamul ahaan ay mas’uuliyad ka saarantahay u adeegidda dadka aan lixaadooda dhameystirneyn.

Sidoo kale mas’uuliyiinta ka socday maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxay dhagax dhigeen garoonka Ciyaaraha Degmada oo ku burburay qaraxii ka Dhacay Degmada.

Guddoomiye ku xigeenka Howlaha Guudee Gobolka Banaadir Aadan Sheekh Cali (Fiidow) ayaa kula dardaarmay  shacabka Wadajir in ay ka qeyb qataan dhismaha garoonka kubada lagu ciyaaro, si loogu qabto tartamo isboorti oo ku saabsan isdhexgalka bulshada.

Dhanka kale Guddoomiye Basma ayaa maamulka iyo shacabka Degmada Dharkeenley kala qeyb gashay olole nadaafadeed oo dib loogu soo celinayo,bilicdii Degmada, waxa ayna ku boorisay inay sii wadaan dadaallada ceynkaan oo kale ah.

Previous Post

Golaha Aqalka Sare oo meel mariyay Hindise Sharciyeedyada Xaqsiinta Ciidamada Qalabka Sida iyo Tirikoobka Qaranka “SAWIRRO”

Next Post

Shir heer Wasiirro ah oo looga arrin sanayo isu-duwidda siyaasadaha socdaalka shaqaalaha ee Bariga iyo Geeska Afrika oo ka fumay Nairobi “SAWIRRO”

Next Post
Shir heer Wasiirro ah oo looga arrin sanayo isu-duwidda siyaasadaha socdaalka shaqaalaha ee Bariga iyo Geeska Afrika oo ka fumay Nairobi  “SAWIRRO”

Shir heer Wasiirro ah oo looga arrin sanayo isu-duwidda siyaasadaha socdaalka shaqaalaha ee Bariga iyo Geeska Afrika oo ka fumay Nairobi “SAWIRRO”

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Defence Minister Fiqi Meets Jordan Army Chief

July 15, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Republic of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, who is on an official visit...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga Boqortooyada Urdun, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha...

Madaxweynaha JFS oo saxiixay buugga tacsida Imaam Maxamed Yuusuf Cali

Madaxweynaha JFS oo saxiixay buugga tacsida Imaam Maxamed Yuusuf Cali

July 15, 2026
0

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta booqday hoyga ay taalo Gogosha Tacsida Alle ha u naxariistee...

Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Qoyska oo Daah-furtay Tababar Lagu Xoojinayo Hoggaaminta Haweenka

Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Qoyska oo Daah-furtay Tababar Lagu Xoojinayo Hoggaaminta Haweenka

July 15, 2026
0

Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Maxamed Nuur, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In