Wasiiru-Dowlaha arrimaha dibedda oo booqday Qunsuliyadda Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Jeddah ee Dalka Sacuudi Carabiya
Wasiiru-Dowlaha arrimaha dibedda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane ; C/qaadir Axmed Qeyr iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo kormeeray Qunsuliyadda Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Jeddah ee Dalka Sacuudi Carabiya. Wuxuu...
Read more









