Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya oo Ururada Bulshada la yeelatay kulan wada-tashi ah
Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan wada-tashi ah oo ku saabsan wareegga labaad ee qorshaha horumarinta 9-aad ee Qaranka magaalada Muqdisho maanta kula yeelatay...
Read more











