Duqa Muqdisho “Waxaa naga go’an in Waxbarashada Iskuulada Caasimaddu ay noqdaan kuwo tayo leh”
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng: Yarisow) ayaa xariga ka jaray Mashruuc horumarineed oo laga fuliyay Dugsiga Hoose, Dhexe iyo sare ee Shariif Qulateyn oo...
Read more











