Bulshada Gobolka Shabeelaha Dhexe oo loogu baaqay in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska wadada xiriirisa Muqdisho iyo degmada Warshiikh
Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ugu baaqay Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka gaar ahaan siyaasiyiinta, culumaa’udiinka, dhallinyarada, aqoonyahanada ee kasoo jeeda deegaanada gobolka Shabeellaha Dhaxe gaar ahaan dagmada Warsheekh...
Read more


