Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Guddiyada Caleemasaarka “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta kulan la qaatay Guddiyada caleema saarka Madaxweynaha Puntland, kulankaasi waxaa ku wehelinayey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash. ...
Read more











