Odoyaasha dhaqanka ee ka soo jeeda Xeraale oo ku baaqay in deg deg loo joojiyo colaadda soo cusboonaatay “SAWIRRO”
Odayaasha Dhaqanka iyo salaadiinta kasoo jeeda Deegaanada iyo tuulooyinka Xeraale oo maanta kulan ku yeeshay magaaladda Muqdisho ayaa ka hadlay dagaal beeleedyo ka soo cusboonaaday halkaasi, waxayna sheegeen in ay...
Read more











