Dib u howlgelinta Isbitaalka Xudur oo halsano jirsatay “SAWIRRO”
Munaasabadaan lagu soo bandhigayay waxqabadka isbitaalka Degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool oo dib u howlgelintiisa ay ka soo wareegatay mudo hal sano ah ayaa waxa kasoo qeybgalay mas'uuliyiinta maamulka...
Read more











