Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay danjirayaasha wadamada IGAD ee fadhigoodu yahay Muqdisho “SAWIRRO”
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho Danjirayaasha wadamada ku bahoobay Urur goboleedka IGAD ee ka howlaga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. ...
Read more











