Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Booqasho Rasmi Ah Ku Gaaray Dalka Qatar “SAWIRRO”
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Qatar oo booqasho rasmi ah ay uga bilaabatay. Ra’iisul Wasaaraha oo casuumaad rasmi...
Read more











