Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay shirarka Tubaha Amniga iyo Siyaasadda loo dhanyahay “SAWIRRO”
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirararka toddobaadlaha ah ee Tubta Amniga iyo Caddaalada iyo Tubta siyaasada loo dhanyahay. Maamulka gobalka Banaadir, Taliska...
Read more










