Mashruuc lagu horumarinayo kaabayaasha Dhaqaalaha oo lagu qabtay Degmada Caabudwaaq
Mashruucan Horumarinta dhaqaalaha oo ay iska kaashadeen Maamulka Degmada iyo Dawlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta loo soo bandhigay bulshada ku nool Degmada Caabudwaaq. Waxaana ka hor keenista Mashruucan lagula...
Read more











