Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeybgalay shir gaar ah oo Ururka Islaamka ku yeeshay Jeddah “SAWIRRO”
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Amb. Ahmed Isse Awad ayaa uga qeybgalay Magaalada Jeddah ee Boqortooyada Saudi Arabia shir gaar ah oo Wasiirada Arrimaha Dibadda wadamada Islaamka ay...
Read more









