Wasiir Beyle “Waxaan Dawlad Gobaleedyada ka codsanaynaa in ay soo diraan xisaab celinta lacagahii hore iyo dalabka lacagta cusub”
War saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa Wasaaradaha Maaliyadda ee dowlad goboleedyada dalka looga codsaday inay soo gudbiyaan dalabkooda ku aadan qeybta labaad ee...
Read more









