Ra’iisul Wasaare Khayre Oo kormeeray Wasaaradda Maaliyadda Iyo Dekadda Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta Wasaaradda Maaliyada iyo Dekadda Muqdisho. Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa xarunta wasaasaradda maaliyadda kulan...
Read more











