Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka Dalka Oo La Horgeeyay Xeerka Isgaarsiinta Dalka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa laga hor akhriyay xeerka isgaarsiinta qaranka iyo hindise-sharciyeedka iibka qaranka, iyadoo kulankaasi uu shir guddoominayay Guddoomiyaha golaha baarlamaanka Dalka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Sii hayaha xilka Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta ee Soomaaliya Axmed Cali Salaad oo maanta baarlamaanka ka hor akhriyay xeerka isgaarsiinta qaranka oo uu ku tilmaamay inuu qeyb ka qaadan karo dhaqaalaha, horumarka iyo xeerarka dalka ee dhinaca isgaarsiinta.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Mudane Axmed Cali Salaad ayaa Wuxuu u sheegay xildhibaannada  inuu xeerkani uu dhaqaalo soo galinayo dalka islamarkaana uu  ilaalinayo isku dhaca mowjadaha raadiyeyaasha iyo telefishinnada, isla markaana uu abuurayo xeer lagu maamulo isgaarsiinta dalka, fududeynta isticmaalka adeegyada internet-ka iyo qodobbo kale oo muhiim ah.

Hindise-sharciyeedka iibka qaranka ayaa dooddiisa dib loo dhigay, iyadoo guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Mudame Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in maalinta sabtida soo socota laga doodid doono hindise sharciyeedkani ay soo gudbisay wasaaradda boostada iyo Isgaarsiinta.

Previous Post

Maamulka Degmada Dhuusa mareeb Oo Ku Baaqay Dadka Deegaanka Ah In Ay Ka Shaqeeyaan Xoojinta Amniga

Next Post

Xisaabiyaha Guud oo ka hadlay Daahfurnaanta Hantida Qaranka “War-saxaafadeed”

Next Post

Xisaabiyaha Guud oo ka hadlay Daahfurnaanta Hantida Qaranka “War-saxaafadeed”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In