Tuesday, March 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Puntland oo doortay Guddoomiyaha Xafiiska Xuququl insaanka Puntland “Sawirro” .

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Puntland oo doortay Guddoomiyaha Xafiiska Xuququl insaanka Puntland “Sawirro” .
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta u fariisatay Doorashada Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xaquuqul aadanaha Puntland oo ay u tartamayeen sadex Musharax oo kala ah Garyaqaan Saciid Cabdi Muumin , Garyaqaan Faysal Mahdi Cali iyo Maryam Axmed Cali oo horay u soo noqotay wasiirka Haweenka Puntland.

Waxaana soo xadirtay fadhigaani maanta 62 Mudane iyadoona Baarlamanka Puntland uu ka kooban yahay 66xildhibaan waxaana shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha wakiilada Puntland Abwaan C.rashiid Yusuf Jibriil.

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

March 2, 2026

Doorashada oo ahayd Habka qarsoodiga ah ayay wareega koowaad kala heleen Musharaxiintu.

Maryam Axmed Cali 31
Saciid Cabdi Muumin 28
Faysal Mahdi Cali 3 cod.

wareega labaadna waxaa isu so baxay Saciid Cabdi Muumin iyo Maryam Axmed Cali kuwaasi oo helay wareegoodi labaad Codad siman oo ah midkiiba 31cod taasi oo sababtay in loo Gudbo wareeg sadexaad.

Siciid Cabdi Muumin ayaa gabagabadii noqday guddoomiyaha cusub ee xafiiska xuquuqul insaanka Puntland kadib markii kaga Guulaystay Maryam Axmed cali 34 cod Halka Maryana ay heshay 28 Cod wareegii saddexaad.

Previous Post

Madaxweynaha Iiraan oo sheegay in 25 Milyan oo ruux uu ku dhacay cudurka Covid19.

Next Post

Wasaarada Beeraha iyo Waraabka DFS oo gawaari iyo agab anyaxa lagula dagaalamo ku wareejisay Dowlad Goboleedka Galmudug.

Next Post
Wasaarada Beeraha iyo Waraabka DFS oo gawaari iyo agab anyaxa lagula dagaalamo ku wareejisay Dowlad Goboleedka Galmudug.

Wasaarada Beeraha iyo Waraabka DFS oo gawaari iyo agab anyaxa lagula dagaalamo ku wareejisay Dowlad Goboleedka Galmudug.

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

March 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka telefoonka kula hadlay Dhaxal-sugaha Dowladda aan walaalaha nahay ee Kuwayt...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda Qaranka oo howlgal qorsheysan ku dilay Horjooge ka tirsan Khawaarijta

March 2, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay deegaanka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo 125 Booyadood oo Biyo ah Ku Wareejiyay Guddiga Gurmad Abaaraha Degmada Wisil

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo 125 Booyadood oo Biyo ah Ku Wareejiyay Guddiga Gurmad Abaaraha Degmada Wisil

March 2, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Gurmadka Abaaraha Galmudug, ayaa maalintii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In