Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka oo maanta ka doodaya Hindise sharciyeedka Hanti dhowrka guud ee Qaranka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay kaga doodayaan dhameeystirka Hindise Sharciyeedka Hanti dhowrka guud ee Qaranka ku leh xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.

Xildhibaan Maxamed Cumar oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo lahadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in kulanka baarlamaanka ee maanta uu yahay dhameysirtka hindise sharciyeedka Hanti dhowrka guud ee Qaranka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Maanta oo Isniin ah oo ay taariikhdu ku beegantahay 19 ka bisha Janaayo ajandaha kulanka Xildhibaannada waxa uu yahay ka doodista hindise sharciyeedka Hanti dhowrka guud ee Qaranka, oo mudayaasha loo qeybiyay nuqulo ka mid ah hindise sharciyeedkan” ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Cumar.

Xildhibaanka ayaa xusay in kalfadhigii ugu dambeeyay ay mudanayasha yeesheen uu Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari mudanayaasha baarlamaanka kula dar daarmay inta aan kaldhifa la xirin 5-ta Febraayo la dhameystiro hindise sharciyeedyo muhiim u ah hiigsiga sanadka 2016-ka.

“In la dhameystiro Hidise sharciyeedka ku saabsan doorashooyinka, meel marinta hindise sharciyeedka Hanti dhowrka guud ee Qaranka, in loo gudbo akhrinta labaad ee dhismaha Maxkamadda Dastuuriga iyo in xukuumadda codka kalsoonida ah la siiyo marka uu soo dhameystiro Ra’iisul wasaaraha” ayuu hadalkiisa ku daray Xildhibaan Maxamed.

Previous Post

Tartan isboorti oo ku saabsan isdhexgalka bulshada oo lagu qabtay Degmada Heliwaa

Next Post

Banaan bax ka dhan ah Wargeyska Charlie Hebdo oo ka dhacay degmada Cadaado

Next Post
Banaan bax ka dhan ah Wargeyska Charlie Hebdo oo ka dhacay degmada Cadaado

Banaan bax ka dhan ah Wargeyska Charlie Hebdo oo ka dhacay degmada Cadaado

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In