Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka oo maanta ka doodaya Dib u eegista Miisaaniyadda Qaranka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kulanka Baarlamaanka oo su’aalo lagu weydiiyay wasiirka Maalliyadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudaneyaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda uga doodi doona sharciga Isgaarsiinta Qaranka oo maraya heerkiisii gabagabada iyadoo xildhibaannada ay dhiiban doonaan fikirka ay ka qabaan meelmarinta Sharcigaan Isgaarsiinta Qaranka.

Hab-dhowraha baarlamaanka Soomaaliya xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in kulanka baarlamaanka ee maanta la dhagaysan doono fikirka Xildhibaanno aanay ka hadlin waxa ay la tahay meelmarinta hindise sharciyeedka Isgaarsiinta Qaranka.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

“Maanta waxaa fursad la siin doonaa Xildhibaannadii aanay horay u  dhiiban fikirkooda ku aadan Hindise Sharciyeedka Isgaarsiinta Qaranka” ayuu yiri Habdhowraha baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaanka oo ka hadlayay doodii hore ee Barlamaanka Soomaaliya halkii ay ku dhamaatay ayaa yiri.

“Wali waxaa dhiman Dooda xildhibaanno haray kuwaas oo sida aan kuu Sheegay maanta hadlaya,  kaddib Guddiga Warfaafinta waxa uu soo  Uruurin doonaa  afkaaraha Mudaneyaasha baarlamaanka, isagoo maridoona sharcigaan  Akhrinta Saddaxaad baarlamaanku ama Waa meelmarinaa sharigaan ama Waa ka soo horjeesahaa”

Mudaneyaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa intaas kaddib guda galaya Shaqadooda kale oo ah in manta loo qaybiyo Nuqullo ka mid ah  dib u eegista Miisaaniyadda dalka .

Previous Post

Qaybtii Saddaxaad ee Carruurta Dibjirka ah oo laga Uruuriyay Muqdisho

Next Post

Wasaaradda Dhallinyarada oo Wadda Qorshe Shaqo loogu Abuurayo Dhallinyarada Soomaaliyeed

Next Post

Wasaaradda Dhallinyarada oo Wadda Qorshe Shaqo loogu Abuurayo Dhallinyarada Soomaaliyeed

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In