Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamanka F. S. oo maanta ansixiyay sharciga shaqaalaha ajaanibta ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Mudanayaasha baarlamanka oo maanta ka dooday dib eegista miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2015-ka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay sharciga shaqaalaha ajnabiga ah kaasoo maalihii la soo dhaafay ay mudanayaashu ka doodayeen.

Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamanka Mahad Cabdalla Cawad ayaa sheegay in mudanayaasha baarlamanku ay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen sharciga shaqaalaha ajaanibta ah.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026

Xildhibaan Cawad ayaa intaasi ku daray in sharcigan uu wax weyn ka tarayo la socodka shaqaalaha ajaanibta ah ee soo gala dalkeenna.

Wuxuu intaasi raaciyay in mudanayaasha baarlamanku ay si qota dheer uga doodeen sharcigan islamarkaana ay maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen.

Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee baarlamanka Xildhibaan Cawad ayaa hoosta ka xariiqay iney jiraan dad ajaanib ah oo soo gala dalkeena, kuwaasoo qabta shaqooyin an lagu ogeyn, isagoo tibaaxay in sharcigan uu sahlayo la socodka shaqooyinka ay dalka ka qabanayaan dadka ajaanibta ah.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha oo soo xiray kulan looga hadlayay Qabyo-tirka Dastuurka dalka “Sawirro”

Next Post

Madaxweynaha: “Booqashada aan ku tagney Imaaraadka Carabta waxay ahayd guul u soo hoyatey qaranka Soomaaliyeed’’+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha: “Booqashada aan ku tagney Imaaraadka Carabta waxay ahayd guul u soo hoyatey qaranka Soomaaliyeed’’+Sawirro

Madaxweynaha: “Booqashada aan ku tagney Imaaraadka Carabta waxay ahayd guul u soo hoyatey qaranka Soomaaliyeed’’+Sawirro

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
0

Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa warbixin uga dhagaystay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In