Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamanka oo ansixiyay dhismaha golaha wadatashiga qaranka Soomaaliyeed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Barlamaanka Somalia oo codka Kalsoonida sabtiga u qaadaya golaha wasiirrada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudaneyaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa manta meel mariyaay qaraar ku aadan dhisida golaha wadatashiga qaranka ee u xilsaaran jiheynta hanaanka hiigsiga  sannadka 2016.

Xildhibaanda barlamaanka Soomaaliya oo manta kulan ku yeeshay magaaladda muqdisho ayaa  ayaa ansixiyay  qaraar ku aaddan dhismaha  golaha wadatashiga qaranka  ee u xilsaaran jihaynta nidaamka siyaasadeedda iyo tabaha lagu gaarayo hiigsiga 2016-ka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Fadhiga barlamaanka maanta oo uu shir guddoominayey  Guddoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Sh, Cismaan “Jawaari”  ayaa ugu horrayn  lagu kala diray is markaana loogu mahad celiyey guddi hoosaadkii  qaabilsanaa ka soo talo bixinta qaabka ugu haboon ee lagu gaari karo hiigsiga 2016-ka,

Mudanayaasha  golaha shacabka Soomaaliyeed ayaa cod gacantaag ah  ku an sixiyay mowshinka ku saabsan dhismaha golaha wadatashiga qaranka Soomaaliyeed , sida uu ku dhawaaqayo afhayeenka Barlamaanka Soomaaliya.

Mudane Maxamed Sh, Cismaan “Jawaari”   guddoomiyaha  gollaha shacabka Soomaaliyeed  ayaa sheegay  in dhawan uu bilaaban doono  wada xajood laga yeelanayo mooshinkii  dhawaan qaar ka mid  ah  xildhibanadu ka keeneen  Madaxwaynaha dalka  Mudane Xasan Sh,Maxamuud.

Previous Post

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukuntay dambiilayaal ka tirsana UGUS “Sawirro”

Next Post

Wasiirro ka qeybgalay xaflad shahaaddooyin lagu guddoonsiinayay arday ka qalin jebisay jaamacadda Jobkay

Next Post
Wasiirro ka qeybgalay xaflad shahaaddooyin lagu guddoonsiinayay arday ka qalin jebisay jaamacadda Jobkay

Wasiirro ka qeybgalay xaflad shahaaddooyin lagu guddoonsiinayay arday ka qalin jebisay jaamacadda Jobkay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In