Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamanka oo ka dooday Been Xalaalaynta Lacagaha iyo Maalgalinta Argagixisada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kulanka Baarlamaanka oo su’aalo lagu weydiiyay wasiirka Maalliyadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka Barlamanka ee maanta waxaa shir guddoominayay Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Jaylaani Nuur Iikar iyadoo looga hadlay Ajandayaasha kala ah ka hortagga Been Xalaalaynta Lacagaha iyo Maalgalinta Argagixisada.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Su’aalo weydiiyay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya iyadoo kulankaas ay Soo xaadireen 143 mudane Baarlamaan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ka hor hadlay Baarlamaanka ayaa sheegay in Sharciga ka hortagga Been Xalaalaynta Lacagaha iyo Maalgalinta Argagixisada uu muhiim uyahay  lacagaha sida sharci darrada ah loo daabaco isagoo ka codsaday Barlamaanka in ay Sharcigaan Meel mariyaanka

Xildhbaannada Baarlamaanka ayaa billaabay iney talooyinkooda ku Biiriyaan sharciga, waxaana ay Wasiirka weeydiiyeen su’aallo balse Tallooyinka Xildhibaannada waxey ku qotomeen in si gaar ah looga feejignaado inaanay sharcigan saameyn ku yeelan dadka gudaha ku nool ee dibadda lacagaha looga soo diro, balse in laga hortago ay tahay lacaga sida sharci darrada ah loo daabaco.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Ansixiyey Hindise Sharciyeedka ka hortagga been xalaalaynta lacagaha iyo maalgelinta argagixisada 16’ka bishii June ee sannadkan 2015 waxaana sharcigaan oo ka kooban 50 qodob samentiisa loo cuskaday qodobada 99aad iyo 102aad ee Dastuurka Dalka, ayadoo u jeedaduna tahay in la xakameeyo lacagaha sida sharci darrada ah loo daabaco iyo la socodka lacagaha la isku diro taasi oo si gaar ah looga ilaalinayo in loo adeegsado Maalgalinta argigixisada.

 

Previous Post

Wasiirka warfafinta” maaha in sida xoolo meel lagu soo xirto qof gudanaya waajibkiisa Shaqo”

Next Post

Wasaaradda Haweenka oo diyaarineysa siyaad Qaran oo xagga gudniinka gabdhaha

Next Post
Haween tababar loogu soo xiray Muqdisho

Wasaaradda Haweenka oo diyaarineysa siyaad Qaran oo xagga gudniinka gabdhaha

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In