Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamannada Afrika iyo Carabta oo kulan ku yeeshay dalka Masar+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Baarlamannada Afrika iyo Carabta oo kulan ku yeeshay dalka Masar+Sawirro

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir ay wada yeesheen Barlamaanada Afrika iyo Carabta laguna qabtay magaalada Sharma Sheikh ee Dalka Masar, ayaa waxa ay labada Barlamaan ka wada hadleen arimo ay ka mid yihiin iskaashiga kheyraadka dabiiciga iyo xiriirka Caalamiga,waxa ay dhinac kale diiradda saareen amaanka Dalalka labada Qaaradood.
Gudoomiyaha Barlamaanka Afrika,Roger Nkodo oo Shir gudomoominayay oo warbixin ka jeediyay waxa uu sheegay in kulamo iyo xiriiro badan ay la sameeyeen Ururada iyo Dowladaha daneeya inay iskaashi la sameyaan Wadamada Afrika.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ah mudane baarlamaanka Soomaaliya uga mid ah Jaamacada Carabta oo ka qeybgalay shirka iskaashiga ayaa sheegay in ay tahay muhiim in dunida wax loola qeybsado.
“Waxaa loo baahanahay in dunida wax lala qeybsado iskaashina lala sameeyo Barmaanada Caaliga ah ee Dowladaha Aduunka.
Sidoo kale Xildhibaanada u matalaya Dalka Jabuuti ayaa iyagane dhankooda sheegay in kulankan ay kasoo baxeen waxyaabo la taaban karo oo muhiim u ah labada dhinac.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Xildhibaanad Safiya Cilmi Jabril oo ah Gudoomiye  ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Pan Afrika oo doodaas ka qeyb qaadaneysay ayaa sheegtay iyadoo ku hadleysay magaca Dowladda Jabuuti oo ay matasho inay garabsiinayaan dowlada Suudan ayna ka qeyb qaadanayaan sidii loo badabaadin lahaa haweenka iyo caruurta ay saameenta ku yeelatay xayiraada reer gablbeedka ee dalka Suudaan.

Shirka Barlamaanka Afrika oo todobaadkan ka furmay magaalada Sharma Sheikh ee Dalka Masar ayaa loogu hadlay arimo khuseeya Qaaradda iyadoo ay jireen kulamo badan oo ay wada qaateen Barlamaanada Afrika iyo Carabta u matalaya Dalalkooda.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Maalinta Aragga Adduunka oo laga xusay Muqdisho

Next Post
Maalinta Aragga Adduunka oo laga xusay Muqdisho

Maalinta Aragga Adduunka oo laga xusay Muqdisho

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In