Wednesday, October 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bandhig Dhaqan oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin dowladda ka tirsan oo Muqdisho lagu qabtay “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Bandhig Dhaqan oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin dowladda ka tirsan oo Muqdisho lagu qabtay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubno ka tirsan labada gole ee dowladda ayaa ka qeyb galay bandhig dhaqameed lagu xoojinayay horumarinta hidaha iyo dhaqanka oo xalay lagu qabtay magaalada muqdisho

Hobollada Waaberi ayaa bandhiggaan uga qeyb qaatay ciyaaroย  hiddadaha iyo dhaqanka ah iyo sugaan, ayadoo sidooย  kale ka qeyb galayaasha la waydiiyay suโ€™aalo dhaqanka la xiriira oo lagu bixinayay abaalmarin.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Gudoomiyahaย  hayโ€™ada wacyi galinta bulshada Maxamed Ibrahim Cajiib oo ka hadlay munaasabadaย  ayaa sheegay in kulamada noocaan ah ay muhiim u yihiin bulshada SOomaaliyeed, xiligaan oo ay jiraan xaalado aan wanaagsanay n oo soo wahajay dhaqanka dadka, kuwaas oo u baahan in wacyigelin joogto ah laga sameeyo.

Guddoomiye ku xigeenka arrimahaย  bulshadaย  ee maamulkaย  gobolka Banaadirย  Iimaan Nuur Iikar oo kaย  hadlay munaasabadaย  ayaaย  sheegay in loo baahan yahay in la xoojiyo dhaqanka iyo ciyaaraha si loo tageero nabadda. Wuxuu sidoo kale sheegay in kulamada noocaan ah ay wax badan ku soo kordhinayaan bulshada.

Xildhibaan Maxamedย  Cumar Dalxaย  iyo wasiiru dowlaha maaliyadda Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa ka mid ahaa masuuliyiintii ka qeyb galay bandhiggan, waxayna dhammaantood sheegeen in muhiimad weyn ay bulshada u leedahay in kulamo noocaan ah loo qabto.

Wasiirka wasaarada warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiskaย  mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeyaย  oo gabagabadii munaasabada kaย  hadlayย  ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay waqti badan ku bixineyso adkeynta iyo soo nooleynta dhaqanka Soomaaliyeed, isagoo tilmaamay in dhaqanku uu ka mid yahay waxyaabaha lama taabtaanka ah ee ay leedahay umadda Soomaaliyeed.

DSCN1126 DSCN1129 DSCN1133 DSCN1137 DSCN1159 DSCN1160 DSCN1164 DSCN1165 DSCN1168 DSCN1171 DSCN1173 DSCN1175 DSCN1177

Sawir Qaade:- Muuse Cisnaam Abtow

Previous Post

dhageyso barnaamijka bandhiga wareysiyada ee Radio Muqdisho 06 04 2015

Next Post

Wasiir ku xigeenka Dastuurka oo ka warbixiyay shirkii odayaasha dhaqanka uu kula yeeshay Cabudwaaq

Next Post
Wasiir ku xigeenka Dastuurka oo ka warbixiyay shirkii odayaasha dhaqanka uu kula yeeshay Cabudwaaq

Wasiir ku xigeenka Dastuurka oo ka warbixiyay shirkii odayaasha dhaqanka uu kula yeeshay Cabudwaaq

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In