Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bandhig ku saabsan dhaqanka iyo hidaha oo lagu qabtay Kenya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Bandhig ku saabsan dhaqanka iyo hidaha oo lagu qabtay Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta lagu qabtay Madxafka Qaranka ee dalka Kenya maalinta dabaaldegga Dhaqanka iyo Hidaha. Dhaqamadii lagu soo bandhigay madasha waxaa ka mid ahaa taariikhda, dhaqanka iyo Hidaha Soomaaliya.

Bandhigga dhaqanka maanta waxaa iska kaalmeystay Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, xarunta cilibaarista, Dhaqanka ee Aw-Jamac Cumar iyo Madxafka Qaranka ee dalka Kenya.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle oo khudbad ka jeediyay xafladii maanta ayaa ku dheeraaday taariikhda dhaqanka Soomaaliya iyo taariikhda kala duwan ee uu soo maray.

Safiirka ayaa sidoo kale u mahadceliyay xarunta Aw Jama Cumar oo soo abaabushay, soona bandhigtay dhaqanka iyo hidaha ay caanka ku yihiin dadka Soomaaliyeed.

Dadka ka soo qaybgalay kulankii xafladda ayaa soo dhaweeyay bandhigga dhaqanka Soomaalida.

Dhanka kale, Labo asbuuc ka dib ayaa la filayaa in bandhig farshaxameed casri ah iyo mid dhaqan lagu soo bandhigo Madxafka Qaranka ee Kenya, kaas oo la filayo in ay u soo daawasho tagaan kumaanan kun oo qof.

Furitaanka Bandhiggaan ayaa lagu soo beegay todobaadk xoriyadda ee Soomaaliya, waxa uuna furmi doonaa bisha Juun 25-keeda.

Previous Post

Wasiirka Shaqada XFS oo Geneva kula kulmay Agaasimaha Guud ee Ururka Shaqaalaha Adduunka

Next Post

Faahfaahin howlgalka degmada Ceeldheer ee lagu jebiyay khawaarijta

Next Post
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Faahfaahin howlgalka degmada Ceeldheer ee lagu jebiyay khawaarijta

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In