Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bannaanbaxyo looga horjeedo Donald Trump oo ka socda Dalka Mareykanka.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Bannaanbaxyo looga horjeedo Donald Trump oo ka socda Dalka Mareykanka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Boqolaal ruux oo bannaanbaxaya ayaa isugu tegey Waddooyinka deegaanno dhowr ah ,kuwaasi oo ka horjeeda ama ka ashtakoonaya doorashooyinka uu ku guuleystay Donald Trump.

Dad badan oo careysan ayaa ku qeylinaayey Madaxweyneheennii ma ahan Donald Trump, halka qaar kale ay gubeen sawirro leh muuqalka hurdiga ee calaamadda ganacsiga ninkaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Magaalooyin dhowr ah oo ay ku jiraan New-york iyo Los anjalis ayaa ka mid ah deegaanada ay ka dhaceen bannaanbaxyadaasi oo xiray waddooyin waaweyn.

Mr Trump ayaa noqonaya Madaxweynaha 45-aad kadib markii uu si cajiib ah oo kedis ah uga guuleystay Hillary Clinton.

Madaxweynaha Mareykanka Barak Obama ayaa lgu wadaa inuu maanta aqalka cad ee looga arrimiyo Mareykanka uu ku soo dhaweeyo Madaxeynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump

Warku wuxuu intaa ku daray inay laba dhinac ay ka wada hadli donaan qaabka ay laba masu’ul isugu baneynayaan arrimaha maamulka iyo qodobo kale.

Inkastoo Obama mudadii ay socotay Oloolaha Doorashaha uu u oloolaynayaaey Hellery Cilinton inay noqoto Madaxweynaha Maraykanka, misana waxa uu ugu baaqay dhamaan dadka Mareykanka ah inay la shageeyaan Madaxweynaha cusub ee Mareykanka ee Doorashada ku guulaystay ee Dolanald Trump.

Obama oo aqal cad ku soo dhaweyn doono Donald Trump

Washinton (SONNA)- Madaxweynaha Mareykanka Barak Obama ayaa lgu wadaa inuu maanta aqalka cad ee looga arrimayo Mareykanka uu ku soo dhaweeyo kulmo Madaxeynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump

Warku wuxuu intaa ku daray inay laba dhinac ay ka wada hadli donaan qaabka ay laba masu’ul ugala kala wareegayaan maamulka iyo arrimo kale.

Inkastoo Obama mudadii y socotayb Oloolaha Doorashaha uu u oloolaynayay Hellery Cilinton inay noqoto Madaxweynaha Maraykanka, misana waxa u Obaama ugu baaqay dhamaan dadka Mareykanka ah inay la shageeyaan Madaxweynaha cusub ee Doorashada ku guulaystay ee Dolanald Trump.

Previous Post

Ciidamada Amaanka oo howlgalo amniga lagu sugayo ka sameeyey Magaalada Baladweyne.

Next Post

Madaxweynaha oo qaabilay wasiirka Arrimaha Dibedda Burundi

Next Post
Su’aal ma u qabtaa madaxweynaha Soomaaliya?

Madaxweynaha oo qaabilay wasiirka Arrimaha Dibedda Burundi

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In