Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Barack Obama oo ka qeybgalay shirka xisbiga Dimuquraadiga taageerayna Hillary Clinton+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Barack Obama oo ka qeybgalay shirka xisbiga Dimuquraadiga taageerayna Hillary Clinton+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barack Obama madaxweynaha Mareykanka ayaa ka qeyb galay xalay shirka xisbiga Dimiquraaddiga, isagoo ka jeediyay khudbad taageero ah.

Obama ayaa ugu horreyn tageero aan la soo koobi karin waxa uu u muujiyay haweeneyda u sharaxan xilka madaxweynaha Mareykanka ee xisbigiisa Dimuquraaddiga  Hillary Clinton taas oo uu ku sheegay mid aan la heli karin cid la mid ah.

Related posts

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

February 28, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

February 28, 2026

” Taariikhda inta aan ogahay, lama arag rag iyo dumar cid ka waaya-aragsan kana khibrad fiican Hillary Clinton”, ayuu yiri madaxweyne Obama.

Waxa uu intaa ku daray in Hillary ay jabin doonka ISIS iyada oo aan wax jirdil ah adeegsan, islaamkana kusoo dhaweyneysa dalka Mareykanka.

Hadallada Trump ee naceybka ku saabsan ayuu sheegay in lala yaaban yahay caalamka oo dhan.

“Runtii caalamka intiisa kale waa uu la yaaban yahay waxa ka khaldan doorashada sanadkan ee Mareykanka ka socota, waana ku jahwareersan yihiin”, ayuu mar kale yiri  Obama.

Mar uu hadal ku weeraray musharraxa madaxweyne ee xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa waxa uu sheegay in hadalladiisu ku saleysan yihiin naceyd iyo cabsi islamarkaana aysan xal u aheyn dhibaatooyinka uu sheegayo in ay Mareykanka haystaan.

“Hadalladiisu waxa ay iila muuqdaan kuwo iska horkeenaya dhexdeena, addunkana naga leexinaya”, ayuu yiri mar uu ka hadlayay hadallada Donald Trump.

obamahillary

obamabaxisbi3

Previous Post

Aqoonyahan C/casiis Amalo oo ganacsatada ugu baaqay in ay maalgashtaan wadanka

Next Post

Golaha wasiirada oo ka hadlay arrimaha samafalka iyo ciyaarihii maamul goboleedyada ee soo gaba-gaboobay

Next Post
Golaha wasiirada oo ka hadlay arrimaha samafalka iyo ciyaarihii maamul goboleedyada ee soo gaba-gaboobay

Golaha wasiirada oo ka hadlay arrimaha samafalka iyo ciyaarihii maamul goboleedyada ee soo gaba-gaboobay

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Israa’iil ayaa sheegtay inay gantaal ku weerartay Iiraan, halka sarkaal Mareykan ah uu u sheegay Al Jazeera in Mareykanku...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay bariga gobolka Hiiraan, kaas oo qayb ka...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NAIROBI):-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Nairobi ayaa martigelisay  Cashadii Sannadlaha ahayd ee Afurka, taas oo xalay lagu qabtay Xarunta...

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Cumar, ayaa kulan la qaatay Wasiirka ku xigeenka Arrimaha Dibadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In