Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Barakacayaal ka faa’iideystay qalliin indha fiiqis lacag la’aan ah oo uu fuliyay Isbitaalka Aadan Cadde+Sawiro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Barakacayaal ka faa’iideystay qalliin indha fiiqis lacag la’aan ah oo uu fuliyay Isbitaalka Aadan Cadde+Sawiro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaliinkaan oo dhinaca aragga ah ayaa waxaa ka faaiideystay qaar kamid ah dadka barakacayaasha ah ee ku nool magaalada Muqdisho, waxaana fulinaya Isbitaalka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho iyo Hay’adda kahortaga aragga.

Inkabadan 50-qof oo kamid ah dadka barakacayaasha ah ayey dhaqaatiirtu u sameeyeen qaliinka iyadoo aaney jirin wax qarash ah oo dadkaasi laga qaaday.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Dr Maxamed Cabdullaahi Mahad (Kooshin) oo kamid ah dhaqaatiirta Isbitaalka Aadan Cade islamarkaana ah dhaqtarka sameeyey qaliinka ayaa tilmaamay in barnaamijkaan oo qeyb ka ah mashruuca kahortaga arag la’aanta loogu talo galay in looga faaiideeyo dadka Soomaaliyeed.

“50 qof ayaan u sameeynay qaliinka waana wajiga koowaad ee mashruuceena, waxaa kale oo aan dooneynaa qeybta xigta in iyana 50 qof oo kale aan ugu sameeyno qaliin indha fiiqis lacag la’aan ah”ayuu yiri Dr Kooshin.

Qaar kamid ah dadka ka faaiideystay mashruucaan ayaa uga mahad celiyey maamulka iyo dhaqaatiirta Isbitaalka Aadan cade iyo Hay’adda la fulineysa dadaalka caafimaad oo ay ku bixiyeen.

vlcsnap-2016-12-17-14h56m25s119 vlcsnap-2016-12-17-14h56m43s69 vlcsnap-2016-12-17-14h57m03s14 vlcsnap-2016-12-17-14h57m16s168 vlcsnap-2016-12-17-14h57m55s51 vlcsnap-2016-12-17-14h58m15s243 vlcsnap-2016-12-17-15h00m23s251

Previous Post

Danjire Jamaal Maxamed Xasan oo ka qeybgalay shirka horumarinta xaafadda Islii+Sawirro

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In