Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bariga Magaalada Mosul oo biyo la’aan ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Bariga Magaalada Mosul oo biyo la’aan ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dagaalka ka socoda magaalada Mosul ee dalka Ciraaq ayaa sababay in qeybo  ka mid ah magaaladaasi ay biyahii ka go’aan siiba qeybta Bariga halkaaoo oo ay ku nool yihiin boqolaal kun oo qof kuwaa oo la sheegay inay  ku haysato haraad ba’n.

Dhibaatada biya la’aanta ah ee la soo gudboonaatay  Ciraaqiyiinta weli ku harsan bariga Magaalada Mousul ayaa la sheegayaa inay ka dhalatay dagaalka ay isaga soo horjeedaan Ciidamada Dowladda Ciraaq iyo kuwa kooxda xaqjirka ah ee  Daacish oo weli ku dagaalmaya qeybo ka mid ah gudaha Xaafadaha magaalada Mousul.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

In ka badan 600 kun oo qof oo ku nool Bariga magaalada Halab ayaa la sheegay inay iminka la soo derestay xaalada  bani’aadanimo oo aad u daran oo haraad ah, kadib markii sida la sheegay dhuumankii biyaha mari jiray ay waxyaallo ka soo gaartay rasaasta labada dhinac ee Ciidamada dowladda iyo kuwa mucaaradka ay isweydaarsanayaan.

Ururada u dooda xuquuqul insaan ka ayaa ka digay inay halkaa ka dhalan karto xaalad  bani’aadanimo tii ugu xumeyd hadii si deg deg ah aan arrintaasi  wax looga qabanin.

Previous Post

Doorashada xubnaha Banaadiriga oo Muqdisho ka bilaabanaya

Next Post

Qadar oo Malaayiin Doollar SiinaysaTuunisiya

Next Post
Qadar oo Malaayiin Doollar SiinaysaTuunisiya

Qadar oo Malaayiin Doollar SiinaysaTuunisiya

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In