Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Barlamaanka JFS oo laga codsaday meelmarinta Hindise sharciyeedka jinsiga+sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Barlamaanka JFS oo laga codsaday meelmarinta Hindise sharciyeedka jinsiga+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaan oo ay soo qaban qaabiyeen urrurada ka shaqeeyaya arrimaha xuquuqda haween ee  SSWC,IIDA Iyo SWA ayaa looga haylayay sidii loo meelmarin lahaa hindise shariciyeedka  jinsiga ee haatan horyaala Barlamaanka  Iyo xaqiinjitinta qoondada Haweenka ay leeyihin doorashada Soo socota ee 2021.

Aamino xaaji Cilmi guddomiyaha hay,adda SSWC, Sahro Maxamed Axmed  guddoomiyaha hay’adda SSWDC iyo Duniyo Maxamed Cali (Carshaan) guddoomiyaha hay’adda IIDA ayaa hadlay muhiiimada sharcigaan uu u leeyahay haweenka Soomaaliyeed waxaana ay ka codsatay in barlamaanka si dhaqsi ah uga shaqeeyaan meelmarintiisa iyagoo sidoo kale sheegay in hisdise sharciyeedka uu muhiim uyahay sidi looga hortagi laha xad gudubyada loo geystoHaweenka.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

Nasro Xasan Guhaad oo ku hadlaysay magaca ururada bulshada rayidka ayaa sidoo kale warbaahinta u akhrisay war murtiyeed ay soo saareen waxaana ay sheegay sheegtay in sharcigaan uu laf dhabar uyahay in wax laga qabto xad gudubyada ay la kulmaan haweenka Soomaaliya.

Wasiiradda haweenka iyo xuquuqul insaanka ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sideedii bishii  lixaad ee sanadkii 2018 barlaamaanka u gudbisay hindise sharciyeedka Jinsiga waxaana haweenka maanta ku kulmay ay ka codsadeen in sharciyaasi lagu soo daro ajandayaasha ugu horeeyay oo ay ka doodi doonaan barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka.

Tags: Barlamaanka JFS oo laga codsaday meelmarinta Hindise sharciyeedka jinsiga+sawirro
Previous Post

kulan looga hadlayay xalka colaadaha Gobalka Mudug oo Gaalkacyo lagu qabtay+Sawirro

Next Post

In ka badan 20 kiisas cusub oo la xiriira safmarka COVID 19 oo laga helay Uganda

Next Post
In ka badan 20 kiisas cusub oo la xiriira safmarka COVID 19 oo laga helay Uganda

In ka badan 20 kiisas cusub oo la xiriira safmarka COVID 19 oo laga helay Uganda

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In