Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Barlamaanka oo Su’aalo weydiiyay wasiirka Cadaaladda

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Barlamaanka oo Su’aalo weydiiyay wasiirka Cadaaladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

kulanka  Barlamaanka Soomaaliya oo shir gudoominayey  afhayeenka  golaha  shacabka  Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari “ayaa waxaa  hor yimid  wasiirka  cadaaladda  Xukumadda Soomaaliya  si uu ugu warbixiyo dhismaha  gudiga madax-banan  ee Adeegga Garsoorka  oo ay dhawaan  meel mariyen  golaha wasiiradda Xukumadda Soomaaliya.

Wasiirka cadaaladda Xukumadda Soomaaliya Mudane  Cabdulahi Axmed Jamac (Ilka-jiir) ayaa ka codsaday golaha Barlamaanka Soomaaliya in ay mel mariyaan   gudigaasi si ay u soo dhisaan  maxkamadda dastuuriga ah.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Intaa ka dib ayey  mudanasha Barlamaanka  waxaay   ugu  gudagaleen  su’uulo laxiirka  dhismaha  guddiga  madax banan ee adegga  garsoonka dalka  oo ay waydiinayeen wasiirka  cadaaladda.

Mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac (Ilka jiir) wasiirka Cadaaladda  ayaa ka jawaabay   guud ahan  su’aalihii ay waydiyeen   xildhibaanadu.

Maanlinta  birito ah ayaa lagu wada in uu  Barlamanaka  horyimaado wasiirka  arrimaha gudaha  iyo federaalka Soomaaliya  mudane Cabdirahmaan Maxamed Xuseen “Odawaa” uu kaga warbiyo  isla markaana   su’aallo looga waydiiyo dhismaha  labadda  Gudi  eek ala  ah  guddiga madax -banan  doorashooyinbka qaranka  iyo  kan  xadduudaha   iyo federaalka.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan oo kulanka soo xirey kulanka ayaa gudiga garsoorka ee Barlamaanka faray in ay isku laabtaan ayaga iyo wasaaradda isla markaana golaha u soo gudbiyaan warbixinadooda la xiriira arimaha maanta laga hadlay.

Previous Post

Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya oo deeq gaarsiiyay carruur agoon ah-Sawirro

Next Post

Deegaanka Ceel-Dibir oo laga sameeyay howlgal bilic soo celin ah

Next Post
Deegaanka Ceel-Dibir oo laga sameeyay howlgal bilic soo celin ah

Deegaanka Ceel-Dibir oo laga sameeyay howlgal bilic soo celin ah

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In