Thursday, January 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Barlamaanka Soomaaliya oo beri la horgeyn doono  Ra’iisulwasaare Cumar C/rashiid”sawiro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

kulanakan oo Maaanta ku yasheen Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho guddiyada Joogtada ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa kulanka waxaa shir gudoominaayay guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliay Mudane Maxamed Sheekh Cismaan ‘jawaari’ waxaana kulanka looga hadlaayay arrimo ay tahay mudeynta maalinta la horgeynaayo Ra’isul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali iyo dardargelinta howlaha Barlamaanka horyaala oo ay ugu horeyso dedejinta Hise-Sharciyeedyada muhiimka u ah hay’adaha dowliga ee Soomaaliya.

kulanka ayaa lagu go’aaminyay  24 December oo ah maalinta berito ah  in Barlamaanka la horkeeno Ra’isul wasaaraha cusub ee dhowaan uu magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya si Barlamaanka loogu weydiiyo codka kalsoonida ah.

Related posts

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

January 21, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD

January 21, 2026

C/kariim Xaaji Cabdi “Buux” oo ah xoghayaha Barlamaanka Soomaaliya oo saxaafadda la hadlay ayaa xaqiijiyay in maalinta beri ah golaha Shacabka la horgeyn doono Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke si xubnaha golaha Barlamaanka ay cod ugu qaadaan.

DSC_3269 DSC_3270 DSC_3277 DSC_3283 DSC_3285 DSC_3292 DSC_3295 DSC_3297 DSC_3301

Previous Post

Urur dhallinyaro oo ku dhawaaqay wax ka qabashada Soomaali ku dhibaataysan Koonfur Afrika”sawiro”

Next Post

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

January 21, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaliya, Mudane Jamal Maxamed Xasan ayaa maanta kulan la yeeshay xubno ka tirsan...

Somalia Ratifies the IGAD Treaty

Somalia Ratifies the IGAD Treaty

January 21, 2026
0

The Federal Republic of Somalia is pleased to announce the ratification of the new Intergovernmental Authority on Development (IGAD) Treaty,...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD

January 21, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si rasmi ah u ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD, iyadoo noqotay dowladdii shanaad ee ansixisa, taas oo...

Iskaashiga Diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo sii xoogaysanaya

Somalia Thanks China for Continued Support and Strong Bilateral Cooperation

January 21, 2026
0

The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, led by H.E. Abdisalam Ali ,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In