Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Barlamaanka Soomaaliya oo Cod U qaadaya Mooshinka Golaha wakiillada Maamulka Jubba

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Barlamaanka Soomaaliya oo Cod U qaadaya Mooshinka Golaha wakiillada Maamulka Jubba
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudanayaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, ayaa lagu wadaa in ay go’aan ka gaaraan Mooshinka la xiriira Golaha wakiillada maamulka KMG Jubaland,

Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo ah Hab-dhowraha Barlamaanka Soomaaliya ayaa Radio Muqdisho uga warramay Ajandaha Barlamaanka Soomaaliyaee la xiriira Arrinta Mooshinka Golaha wakiillada Maamulka Jubba.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Sida aad Ogtihiin muddooyinkaan waxaa jiray mooshinka ka dhanka ah Golaha wakiillada Maamulka jubba oo horay looga Dooday balse aan lagu da galelin sababo la xiriira Tiradii Barlamaanka ee loo baahnaa oon dhamaystirmin maanta oo taariikhdu tahay lixda bisha June waxaa la filayaa in loo Coddeeyo Arrintaas mooshinka ah iyodoo Barlamaanka la horgayn Doono Hindise Sharciyeedka  Xeerka Saxaafadda  iyo Hindisaha Shaqaalaha Ajaanibta ah” Ayuu Yiri Xildhibaan Maxamed Cumar

Inkastoo horey uu dib u dhac ugu yimid Arrinta Cod u qaadista mooshinka ka dhanka ah dhismaha Golaha wakiillada Maamulka KMG Jubba ayaa kama dambays maanta waxaa la Doonayaa in Cod loo qaado si howsha kale ee Barlamaanka uu hayo ay u sii socoto.

Previous Post

Duubab Soomaaliyeed Oo Kulan Ay Ku Yeesheen Muqdisho Ka Soo Saaray Baaq “Sawirro”

Next Post

Dowladda Soomaaliya, oo sheegtay in ay  ka go’antahay Doorashooyin Soomaaliya ka dhaca 2016’ka

Next Post

Dowladda Soomaaliya, oo sheegtay in ay  ka go’antahay Doorashooyin Soomaaliya ka dhaca 2016’ka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In