Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Barlamaanka Soomaaliya oo ka Doodaya Darbiga kenya ay ka Dhisayso Xadka Soomaaliya ay la wadaagto

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Barlamaanka Soomaaliya oo u coddayndoona meelmarinta Golaha wakiillada maamulka KMG’ka jubba
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, ayaa go’aan ka gaari doona Darbiga ay dowladda Keny sheegtay in ay ka dhisi doonto  Xadka ay la wadaagto Soomaaliya.

Xildhibaan Maxamed Cumar oo ah hab-dhowraha Barlamaanka  Federaalka Soomaaliya ,ayaa sheegay in kulanka barlamaanka Soomaaliya ay isugu imaanayaan maanta looga hadli doono Arrimaha Darbiga Kenya ay doonayso inay ka dhisto Xadka ay Soomaaliya la wadaagto iyoTayeenta  lacagta shilin Soomaaliga ah oo barlamaanka ay ka hadli doonaan.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

“Xildhibaannadu aad ayey uga xumaadeen Arrinta darbiga Kenya ay dhisayso taas oo sababtay in muushin laga keeno arrintaan saacadaha soo aadan ayaa go’ aan cad laga qaadan doonaa dhismaha Darbigaas Kenya ay doonayso inay ka dhisto Xuduudka ay Soomaaliya la wadaagto, Sidoo kale barlamaanka ayaa ka hadli doona Tayeenta lacagta shilinga Soomaaliga ah ugu dambayn waxa ay barlamaanka yeelan doonaan inta kulanka uu socdo dood furan” ayuu yiri xildhibaan Maxamed Cumar habdhowraha Barlamaanka Soomaaliya.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in siyaasadda dalka laga qayb galinayo Shacabka

Next Post

Maanta oo dib loo howlgalinayo 24 Sano kaddib Xaruntii Dowladda hoose ee Xammar

Next Post
Maanta oo dib loo howlgalinayo 24 Sano kaddib Xaruntii Dowladda hoose ee Xammar

Maanta oo dib loo howlgalinayo 24 Sano kaddib Xaruntii Dowladda hoose ee Xammar

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In