Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO: Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo laga daawan doono SNTV

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
DAAWO: Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo laga daawan doono SNTV
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah barnaamijyada maalinlaha ah ee ka baxa Radio Muqdisho ayaa lagu soo kordhiyay Telefishanka Qaranka Soomaaliyeed  SNTV.

Caawa oo ay taariikhdu tahay 20 January, 2015, ayaa SNTV laga bilaabi doonaa in laga daawado Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo muuqaal ah, waxayna daawadeyaashu ka heli doonaan dhammaan wararkii iyo wareysiyadii ku baxay Barnaamijka.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

“Barnaamijkaan wuxuu soo socday muddo shan sano ka badan, isagoo habeen walba marka jimcaha laga reebo ka baxa Radio Muqdisho, waa barnaamij siyaasadeed oo aad u xiiso badan, dad badan ayaa ku xiran, wuxuuna diiradda saarayaa wararkii iyo dhacdooyinkii ugu xiisaha badnaa 24kii saac ee ka horreysay xilliga uu soo galo” ayuu yiri agaasimaha Radio Muqdisho Cabdiraxiim Ciise Caddow.

Barnamijka Bandhigga Wareysiyada waxaa Radio Muqdisho laga billaabay bishii October snadkii 2009kii, waa mid ka mid ah barnaamijyada loogu dhagaysiga badan yahay idaacadda wuxuuna soo galaa 9:30 fiidnimo ee xilliga magaalada Muqdisho.

“Barnaamijkaas inuu ka baxo isagoo muuqaal ah SNTV waxaan u aragnay inay muhiim tahay, wuxuuna bilaaban doonaa caawa hadduu Alle idmo” ayuu sii raaciyay.

Barnaamijyada Kulanka Toddobaadka, Dakhtarka Waydii, Islaamka iyo Nolosha iyo Fanka iyo Fannaanka ayaa ka mid ah barnaamjyada Radio Muqdisho ee ayagoo muuqaal ah haddana ka baxa Telefishanka Qaranka Soomaaliyeed.

Previous Post

Gaalkacyo: ILO oo 50 qof bartay farsamo ay ku shaqeystaan

Next Post

CABUDWAAQ: Iibka Xoolaha Nool oo hoos u dhacay

Next Post
CABUDWAAQ: Iibka Xoolaha Nool oo hoos u dhacay

CABUDWAAQ: Iibka Xoolaha Nool oo hoos u dhacay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In