Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Ee Maanta Oo Looga Hadlay Sida Looga Faa’ideysan Karo Kheyraadka Dalkeena “Dhageyso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Barnaamijka Kulanka Todobaadka Ee Maanta Oo Looga Hadlay Sida Looga Faa’ideysan Karo Kheyraadka Dalkeena “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka kulanka  todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa maanta looga hadlay sida Bulshada Soomaaliyeed ay ugu faa’ideysan karto Kheyraadka Dalkeena dhex ceegaagan sida Xoolaha,beeraha,Kheyraadka Ku jira badda oo muhiimad gaar ah u leh bulshada loona baahanyahay in Umadda Soomaaliyeed ay ka faa’ideystaan.

Barnaamijka ayaa waxaa ka qeyb galayay oo marti ku ahaa Guddoomiyaha Hey’adda Cilmi baarista badaha Soomaaliyeed Admiral Faarax Cumar Axmad (Faarax Qare).,Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha Soomaaliya,Maxamuud Maxamed Maxamuud,Guddoomiyaha Jaamacadda Maxamed Axmed Jimcaale ,iyo Ibraahim Cali Xuseen oo ah Aqoonyahan Soomaaliyeed , dhamaantood Mas’uuliyiintani waxay si qoto dheer ay kaga hadleen Kheyraadka eebe uu ku mineystay dalkeena iyo dadkeena.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/09/BAR-KULANKA-JIMCAHA-TABIYE-CALAADALA-11-9-2015.mp3

Halkani Ka Dhageyso Barnaamijka oo Dhameystiran.

Previous Post

Xildhibaanada Maamulka Jubbaland oo lagu kordhiyay Xubno Cusub

Next Post

Dadkii Horey Uga Barakacay Caabud-waaq Oo Dib Guryahoodii Ugu Noqonaya

Next Post
Tacadiyada haweenka loo geysto oo looga hadlay kulan lagu qabtay Caabudwaaq

Dadkii Horey Uga Barakacay Caabud-waaq Oo Dib Guryahoodii Ugu Noqonaya

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In