Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Tartanka Ramadaan

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Sida Looga Faa’ideysan Karo Teknolojiyada Casriga Ah “Dhageyso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Tartanka Ramadaan, Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Sida Looga Faa’ideysan Karo Teknolojiyada Casriga Ah “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka kulanka todobaadka ee sida tooska ah uga baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta looga hadlay sida Bulshada Soomaaliyeed ay ugu faa’ideysan karto Technolojiyada Casriga ah oo muhiimad gaar ah u leh bulshada loona baahanyahay in Umadda Soomaaliyeed ay ka faa’ideystaan.

Barnaamijka ayaa waxaa ka qeyb galayay oo marti ku ahaa Wasiirki hore Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Ahna khabiir dhinaca Technolojiyada C/qaadir Xuseen Maxamed Jahweyn iyo agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo arrimahani ku shaqada leh mudane Axmed Xaaji Cabdi, waxaana si qoto dheer ay kaga hadleen mowduuca maanta ee baarnaamijka uu quseeyay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Barnaamijka inta uu socday dhageystayaasha ayaa su’aallo soo weydiinayay mas’uuliyiinta barnaamijka martida u ahaa iyadoo si waadax ay kaga jawaabayeen su’aallaha ay soo weydiinayeen.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/10/BAR-KULANKA-.30.10.2015.mp3
Previous Post

Wasiirka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada oo Indonesia kulan kula qaatay wasiirro ka tirsan wadamada Islaamka “Sawirro”

Next Post

Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo Kulan wada tashi ah La qaatay aqoonyahanno Soomaaliyeed

Next Post
Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo Kulan wada tashi ah La qaatay aqoonyahanno Soomaaliyeed

Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo Kulan wada tashi ah La qaatay aqoonyahanno Soomaaliyeed

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In