Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Tartanka Ramadaan

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay waxa Diintu ka qabto in la dilo qof sooman + Muuqaal”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Tartanka Ramadaan, Wararka
0
Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay waxa Diintu ka qabto in la dilo qof sooman + Muuqaal”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV ayaa todobaadkan waxaa marti ku ahaa wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Jeneraal C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo gudoomiyaha hey’adda culumada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo labaduba tilmaamay in diinta islaamku aysan ogoleyn dilka dadka Soomaaliyeed ee soomaan.

Sheekh Bashiir Axmed Salaad gudoomiyaha hey’adda culumada Soomaaliyeed ayaa ku dheeraaday ka hadalka waxa ay diinta islaamku ka qabto in dhiigga muslimiinta loo daadiyo si xaq darro ah, wuxuuna falalka shabaab ku tilmaamay kuwo ka fog diinta Islaamka iyo dhaqanka suubban ee Soomaalida.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wuxuu tilmaamay in maleeshiyaadka Shabaab ay dadka ku dilayaan masaajidda xilli  lagu guda jiro bisha Ramadan oo loo baahanyahay in la badiyo cibaadada Alle, isagoo kula dardaarmay Shabaab ineysan dadka muslimiinta ah ka horjoogsan cibaadada Alle.

Jeneraal C/qaadir Sheekh Cali Diini Wasiirka Gaashaandhigga ayaa sheegay iney socdaan howlgallo dalka looga sifeynayo maleeshiyaadka Shabaab, isagoo hoosta ka xariiqay iney ciidamadu wiiqeen awooddii kooxda Shabaab, isagoo soo hadal qaaday jabkii ugu dambeeyay ee maleeshiyaadka Shabaab loogu geystay deegaanka Halgan.

7 300 1122 1-4 6-1 7

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Saraakiil ka tirsan dowlada iyo AMISOM oo gaaray deegaanka Halgan

Next Post
Daawo Sawirrada sida loo xasuuqay maleeshiyada Al-Shabaab

Saraakiil ka tirsan dowlada iyo AMISOM oo gaaray deegaanka Halgan

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In