Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay xaaladda ciidanka Boliiska Soomaaliyeed (Dhageyso+Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Keyd Hore, Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay xaaladda ciidanka Boliiska Soomaaliyeed (Dhageyso+Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay xaaladda Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed iyo dadaalada socda ee lagu horumarinayo.

Barnaamijka ayaa waxaa marti ku ahaa taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeya gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo faah faahin ka bixiyay horumarka ciidamada boliiska ayaa sheegay in ay wadaan qorshayaala lagu horumarinayo ciidamada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeya gaas Maxame Sheekh Xasan Xaamud ayaa intii uu socday barnaamijka waxaa uu kaga jawaabayay su’aalo dadweynaha ay soo weydiinyeen oo uu si faah faahsan uu kaga jawaabay.

Halkan hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/10/BAR-KULANKA-JIMCAHA-TABIYE-2-10-2015.mp3

DSC06179 DSC06180 DSC06181 DSC06184 DSC06191 DSC06202 DSC06211 DSC06215 DSC06173 DSC06178

DSC06216

Sawir Qaade:-Farxaan Suleymaan Daahir (Maasgaro)

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Qaahira Heshiis Kula Saxiixday Shirkad Ganacsi oo Ka Howlgali Doonta Hiiraan”Sawirro”

Next Post

Allaha u naxariistee fannaanaddi Ummu-shariif oo ku geeriyootay Muqdisho+Dhageyso

Next Post
Marxuum Muuse Nuur Amiin oo ku geeriyooday Muqdisho

Allaha u naxariistee fannaanaddi Ummu-shariif oo ku geeriyootay Muqdisho+Dhageyso

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In