Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Barnaamijka kulanka Todobaadka oo looga hadlay horumarinta Afkeenna Soomaaliga (Dhageyso+Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Barnaamijka kulanka Todobaadka oo looga hadlay horumarinta Afkeenna Soomaaliga (Dhageyso+Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa loogu falanqeeyay sida loo horumarin karo afkeena hooyo iyo Akadeemiyad goboleedka ay dhagax dhigeen madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti.

Barnaamijka ayaa waxaa ka qeybgalay aqoonyahano ay ka mid ahaayeen Axmed Faarax Cali “Idaajaa”  Cabdalla Cumar Mansuur,  Siciid Saalax Axmed, C/rashiid Maxamed Ismaaciil, Khaalid Macoow C/qaadir,  iyo Xaashi Cabdulaahi Orax.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Aqoonyahannada oo booqday Keydka Radio Muqdisho ayaa ka dooday waxyaabaha ay ku soo arkeen Keydka hadalka ee Radio Muqdisho, iyo kaalinta uu ka qaadan karo horumarinta afka hoosyo.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/02/BARNAAMIJKA-KULANKA-TODOBAADKA-27-2-2015.mp3

DSC07213 DSC07217 DSC07230 DSC07237 DSC07238 DSC07246 DSC07253 DSC07254 DSC07255 DSC07256 DSC07258 DSC07259 DSC07260 DSC07265 DSC07266 DSC07268 DSC07272 DSC07274 DSC07287 DSC07288 DSC07290 DSC07291 DSC07293 DSC07296 DSC07298 DSC07299 DSC07301 DSC07302 DSC07307 DSC07311 DSC07312 DSC07314 DSC07315

Sawir-qaade Farxaan Suleyman Daahir

Previous Post

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka K/galbeed oo kulamo la leh bulshada ku nool Buurhakaba

Next Post

Saraakiil Ka Tirsan Midowga Yurub oo Nairobi uga Hadlay uu Marayo Howlgalka Lagu Tababarayo Ciidamada Soomaaliya

Next Post
Saraakiil Ka Tirsan Midowga Yurub oo Nairobi uga Hadlay uu Marayo Howlgalka Lagu Tababarayo Ciidamada Soomaaliya

Saraakiil Ka Tirsan Midowga Yurub oo Nairobi uga Hadlay uu Marayo Howlgalka Lagu Tababarayo Ciidamada Soomaaliya

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In