Monday, October 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Beeraleyda Gobolka Mudug oo billaabay Wax soo-saarka Khudaarta Noocyadeeda Kala duwan+sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Beeraleyda Gobolka Mudug oo billaabay Wax soo-saarka Khudaarta Noocyadeeda Kala duwan+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Beeraaleyda gobolka Mudug gaar ahaan kuwa deegaaanka Docolle ee duleedka Bari Magaalada Galkacyo ayaa bilaabay beerashada dalaga nuuyadiisa khudaarta oo looga baran inay soo saaran kuwaasi oo haatan u iibgeysta magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka mudug.

Khudaarta noocyadeeda kala duwan ayaa hore magaalada Galkacyo looga keeni jiray gobolada Shabeellaha Hoose,Shabeellaha Dhexe iyo Gobolka Hiiraan oo dhammaan ah dhul wabiga hase ahaatee beeraaleyda gobolka Mudug ayaa markaan billaabay in iyagu beeraan si bulshada ay u helaan khadaar deegaanno dhaw uga yimaada.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Maxamed Maxamuud Khayre oo Ka mid ah Shaqsiyaadka waqtiga galiyay In dhul Bareedyo lagu Tacban Dalagyo kala duwan ay Ka Sameeyaan gobalka Mudug ayaa sheegay inay  guul muuqata ka gaareen Tijaabooyin badan Kaddib.

“Waxaa Alle mahadii ah inaan tijaabooyin badan ka dib aan ku guueleysano inaa soo saarno Khadaar aan looga baran gobolka waxaana rajeynaynaa inaan u iibgeyno deegaanno badan oo haatan aan usuura galin inay helaan khudaarta. Ayuu ku daray hadalkiisa Maxamed Maxamuud Khayre.

Hore loogama baran in khudaar lagu beero Gobolka Mudug hase ahaatee beeraaleyda Gobolka ayaa isku dayaya inay wax soo saarka gobolka lagu daro Khadaarta aan hore looga baran.

Tags: Beeraleyda Gobolka Mudug oo billaabay in laga maarmo Khudaarta Gobollada Kale uga Yimaada+sawirro
Previous Post

Kenya oo mudda sanada dib u dhigtay Imtixaanada Dugsiyada sababa la xiriira COVID-19

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiska ku qaabilay Safiirka Qatar ee Soomaaliya+Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiska ku qaabilay Safiirka Qatar ee Soomaaliya+Sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiska ku qaabilay Safiirka Qatar ee Soomaaliya+Sawirro

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In