Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Beesha Caalamka oo soo dhaweysay asixinta golaha Wasiirada ee Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Beesha Caalamka oo soo dhaweysay asixinta golaha Wasiirada ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur goboleedka IGAD iyo dowladaha Ingiriiska iyo Mareykanka ayaa soo dhoweeyay ansixinta golaha Wasiirada ee cusub oo maalintii shalay cod aqlabiyad leh ku meel mariyeen golaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Beesha caalamka waxaa ay Madaxweynaha Soomaaliya, Raโ€™iisul wasaaraha dalka iyo Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya ku booriyeen in ay ku dadaalaan dhameystirka qorshiyaasha 201ka.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

“waxaan soo dhaweynaynaa asixinta golaha Wasiirada ee cusub, waxaana madaxda hayโ€™adaha Soomaaliya ugu baaqaynaa in ay si wadajir ah u shaqeeyaan si loo gaaro qorshaha la hiigsanaayo ee 2016-ka hadda waxaa la joogaan waqtigii la ilaalin lahaa midnimada iyo xasiloonida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyโ€ ayaa lagu sheegay warsaxaafadeed si wadajir ah u soo saareen Wadamada iyo hayโ€™adaha kor ku xusan.

” waxaana sidoo kale ku baaqaynaa in la kordhiyo ka qeybgalinta siyaasadda iyo hanaanka socoda gabdhaha, dhallinyarada iyo dadka laga tiro badan yahay waxay taasi qeyb ka tahay waxyaabaha keeni kara in Soomaaliya ay horey u socotoโ€ ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.

Sanadka 2015-ka waa sanad aad u muhiimsan waxaana la doonayaa in la xoojiyo howlgalada lagu adkeynaayo amniga dalka isla markaana la raadiyo wadadii Soomaaliya ku heli laheyd nabadgeliyo iyo xasilooni buuxda.

Beesha caalamka waxaa ay sidoo kale cambaareeyeen dilkii maalintii shalay kooxda Al-shabaab u geysteen Allaha u naxriistee Xildhibaan Cabdullaahi Qayaad Barre oo ka tirsanaa mudaneyaasha Baarlamaanka Soomaaliya iyagoo hayโ€™adaha amaanka Soomaaliya ka dalbaday in ay cadaaladda hor keenaan dambiilyaasha ka dambeeyay dilkaasi.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdosho

Next Post

MUUQAAL-Wasiirro ka tirsan Xukuumadda oo baaq nabadeed u diray beello ku dagaallamay Baladweyne

Next Post
MUUQAAL-Wasiirro ka tirsan Xukuumadda oo baaq nabadeed u diray beello ku dagaallamay Baladweyne

MUUQAAL-Wasiirro ka tirsan Xukuumadda oo baaq nabadeed u diray beello ku dagaallamay Baladweyne

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In