Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Beydhabo: Wajigii labaad ee shirka Dastuurka looga hadlayo oo socda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Beydhabo: Wajigii labaad ee shirka Dastuurka looga hadlayo oo socda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa shalay galingii dambe furay Shir looga hadlayo Qodobo ka mid ah Dastuurka Dalka oo socondoona muddo Afar maalin ah.

Mas’uuliyiinta shirkaas ka qeyb galaya waxaa ka mid ah Wasiir Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka iyo Mas’uuliyiin isugu jira Xildhibaanno iyo Wasiirro ka tirsan Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka Dastuurka  Xukuumadda Soomaaliya Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa shirka ku soo Bandhigay qodobada laga doodayo ee  ka mid ka ah Dastuurka.

Wajigii labaad ee shirkan ka socda Magaalada Beydhabo ee xarunta Gobolka Baay  loogana hadlayo Dastuurka dalka ayaa la filayaa in maanta uu halkiisa ka sii socdo iyadoo xubnaha madasha joogana ay ka  doodi doonaan Qodobada ay is leeyihiin way mudanyihiin in laga badalo Dastuurka dalka.

Shirkaan ayaa ka mid ah  shirar dhowr ah oo lagu qaban doono Magaalooyinka  dowlad Goboleedyada dalka ka dhisan kaas oo u jeedkiisu yahay in laga wada doodo qodobada Dastuurka dalka si loo meelmariyo.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kuwait

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kuwait

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kuwait

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In