Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Biladdii la guddoonsiiyay guddoomiye Muungaab oo la soo dhaweeyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Biladdii la guddoonsiiyay guddoomiye Muungaab oo la soo dhaweeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan oo ahayd afur iyo casha sharaf ayaa waxaa lagu taageraye biladdii iyo shahaado sharafti uu Madaxweynaha Jamuuriyada Fedraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud guddoon siiyay Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Xasan Maxamed  Xuseen “Muungab” waxaa ka qeyb galay xubna kasocda maamulka gobalka, ururka haweenka Qaranka, ururka haweenka gobalka , Wasiirka haweenka Maamulka konfur galbeed Soomaliya, Fanaanin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Qaar kamid ah ka qeyb galayaasha Munaasada oo goobta kahadlay ayaa maamulka gobalka banaadir ku amaanay isbadalada horumarka leh ee ka jira magaalada Muqdisho Dahabo Sheekh Maxamuud ayaa kamid ah haweenki halkaasi kahadla.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

“Waxaa ku garab taagan gabdhaha Soomaaliyed ee Wadaniyiinta ah, waxaanu naqaana waxaad gudi iyo waxaad gasho Muqdisho waa caasumadii Soomaliya, Soomaali waxaa tahay muwaadin dhab ah taarikhda ku xusi doonta, kumana ilaawi doono waligeyn, waan ku xasuusan.doonaa  maanta waxaa farxad weyn ii ahaay markii aan ku dabaal degnay meeshi calanka Soomaaliya lixdankii laga taagay waa horumar” ayay tiri Dahabo.

Kaaliyaha Arrimaha Haweenka iyo Qoyska ee duqa magaalada Faaduma Cabdiqaadir Ciise ayaa ku boorisay haweenka Soomaaliyed  in ay ka qeyb qaatan sidii loo dar dar galin lahaa Mashruuca dalkaaga dhiso si loo soo celiyo bilicdi ay laheyd magaalada Muqdisho.

“Haweenka iney ka bilaabi doonan contribution ugu horeeyay dalkaaga dhiso, haweenkuna ay kaalinta koowaad ka qeyb gali doonan, waxaan balan qaadeynaa inan dalkeena wax ka dhisan doono, wadada dheer ee uu guddoomiyuhu balan qaaday jidka Wadnaha ah ee la dhisayo  iney contribution ugu horeeysa haweenku diyaar u yihiin iney diyaariyen, kuna garab istaagan maalin taad dhagax dhigeyso” ayay tiri Faadumo.

Guddoomiye ku-xigeenka Ururka haweenka Qaranka Canab Xasan Cilmi ayaa dhankeeda Tilmaamtay in guddoomiyaha gobalka banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xusen “Muungab” uu yahay mas’uul mudan in lagu daydo.

“Shan iyo labaatan sano kaddib Muungab waxaa ku kalifaya inuu go’aan geesinima ah qaato, waa xoogga dalka Soomaaliyed waxaa lagu soo barbaariyay inuu yahay ciidan inuu ahaa  Jeneraal inuu yahay geesi Dowladnimada waxey u baahan tahay geesinimo, Dowladnimada waxey u baahan tahay hadal go’aan leh,”.ayay tiri Canab.

1-dii bishan July ayey aheyd markii uu Madaxweynaha Jamuuriyada Fedraalak Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud uu bilad iyo shahaado sharaf guddoon siiyay guddoomiyaha gobalka Banaadir ahan Duqa magaalada Muqdisho mudane Xasaan Maxamed Xuseen “Muungab”. oo uu ku muteystay waxqabadkiisa.

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay qaybaha kala duwan ee bulshada Gobolada dhexe

Next Post

Tartamayaasha Degmada Deyniile oo caawa u soo gudbay wareegga saddexaad ee tartanka “Dhageyso”

Next Post
Tartamayaasha Degmada Boondheere oo u soo gudbay wareegga labaad ee Tartan Cilmiyeedka “Dhageyso”

Tartamayaasha Degmada Deyniile oo caawa u soo gudbay wareegga saddexaad ee tartanka "Dhageyso"

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In