Monday, March 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bixinta adeegga warqadda dembi la’aanta ee CID-da oo maanta dib loo billaabay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Bixinta adeegga warqadda dembi la’aanta ee CID-da oo maanta dib loo billaabay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hoggaanka Baarista dembiyada ee CID, ayaa shaaciyay in maanta oo talaado ah  taariikhduna ku beegantahay 14-ka bisha July ee danadka 2020, dib ubilaabiday adeegyadii ay u qaban jirtay Ummadda Soomaaliyeed ee doonay warqada dembi la’aanta.

Hoggaanka Baarista dembiyada ee CID ayaa sidoo kale sheegay in la soo diyaariyay hab raacyo cusub madaama uu wali jiro qatarta cudurka safmarka ah ee Covid19 iyadoo laga taxadirayo bad-qabka bulshada Soomaaliyeed ee adeegyada soo doonanayo.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026

“Hadaba, waxaan ummaddeena sharafta leh ogeysiinaynaa inay nala dhowraan hab-raacyada loo diyaarshay, si,aan uwada ilaalino Badqabka, Xakameynta, Amniga iyo Nadaafada guud, iyada oo laga Soo gelidoono irida gadaale. Ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay hay’adda.

Sidoo kale waxaa lagu sheegay qoraalka in maalintii la qabanayo 50% tiradii hore loo qaban jiray oo ah 150 qofood maalintii. Halka,taasi oo ah habraacyada xakameynta cudurka Karoona,waxaa kaloo intaa dheer in muwaadiniinta ku sugan dibada ay ka codsankaraan safaaradaha dalalka ay ku suganyihiin.

Ugu dambeyn waxaa bulshada la faray in qof walbo uu soo qaato af-xirka (Mask).inuu qof kale soo wadan si loo yareeyo isdhaxgalka badan iyo inuu yimaado xilliga 06:00 subaxnimo.

Previous Post

Shirka Wadatashiga Madaxda Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada oo dhawan ka furmaya Dhuusamareeb.+Sawirro

Next Post

Dadka uu waxyeleeyay Corona Virus oo kor u dhaafay 13 milyan

Next Post
Dadka uu waxyeleeyay Corona Virus oo kor u dhaafay 13 milyan

Dadka uu waxyeleeyay Corona Virus oo kor u dhaafay 13 milyan

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In