Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Biyo la’aan baahsan oo soo wajahday Xoolo-dhaqatada Gobolka Bakool+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Biyo la’aan baahsan oo soo wajahday Xoolo-dhaqatada Gobolka Bakool+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Roobabkii xilliga deyrta oo aan si wanaagsan uga di’in degaanada dhulka Miyiga ee Gobolka Bakool ayaa waxa ay arrintaasi ka dhalatay Biyo la’aan daran oo saamaysay Nolosha kumanaan kun oo Xoolo dhaqato ah,

Dhulka baadiyaha ah ayaa masaafo aad u dheer xoolaha laga ka soo arooriya kuwaasoo imaanaya Ceelasha ku yaalla magaalada Xudur Ee Xaruunta Gobolka Bakool.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Qeyla-dhaan ka timid dadka ku nool baadiyaha gobolka Bakool ayaa ugu baaqay maamulka K/Galbeed, dowladda Federaalka iyo hay’adaha samafalkaba in lala soo gaaro gargaar deg deg ah.

vlcsnap-2016-12-17-15h56m25s229 vlcsnap-2016-12-17-15h56m33s50 vlcsnap-2016-12-17-15h56m42s139 vlcsnap-2016-12-17-15h57m11s172 vlcsnap-2016-12-17-15h57m40s208 vlcsnap-2016-12-17-15h57m49s46 vlcsnap-2016-12-17-15h58m10s253 vlcsnap-2016-12-17-15h58m34s202

Previous Post

Wasaaradda Howlaha Guud oo dib u howlgalisay sheybaarka lagu hubinayo Tayada Qalabka Dhismaha

Next Post

Danjire Jamaal Maxamed Xasan oo ka qeybgalay shirka horumarinta xaafadda Islii+Sawirro

Next Post
Danjire Jamaal Maxamed Xasan oo ka qeybgalay shirka horumarinta xaafadda Islii+Sawirro

Danjire Jamaal Maxamed Xasan oo ka qeybgalay shirka horumarinta xaafadda Islii+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In