Friday, February 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Boliiska Mombasa oo baaraya caafimaadka Saddex dumar ah oo lagu eedeeyay argagixisanimo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Boliiska Mombasa oo baaraya caafimaadka Saddex dumar ah oo lagu eedeeyay argagixisanimo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamad ku taalla magaala xeebeedka Mombaasa ee Dalka Kenya ayaa ammartay in baaris xagga caafimaadka Maskaxda ah la mariyo, Saddex Haween ah oo lagaga shakiyay iney ku lug lahaayeen weerar Axaddii aynu ka soo gudubnay ka dhacay Saldhig Boolis oo ku yaalla Mombasa.

Maxkamadda ayaa maalintii Shalay ahayd sheegtay, iney muhiim tahay in la caawiyo Haweenkan haddii ay ka liitaan xagga Caafimaadka, markii ay Laba ka mid ihi ku doodeen inuu maqalkooda liito, kuwaasoo lagu wareeray xogtooda dhabta ah.

Related posts

Tartamayaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 20, 2026
Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

February 19, 2026

Baarayaasha Haweenkan, ayaa sheegay iney saddexdan tuhmane haysteen Kaararka Qaxootiyada, sidaasna ay Dalka ku joogeen,iyagoo qariyay Tasmin Yacquub Abdullahi Farah, oo ka yimmid soomaliya,kaasoo la rumeysan yahay inuu si toos ah ugu lug lahaa weerarkii Axaddii ka dhacay Saldhigga dhexe ee Boliiska Mombasa.

Garsooraha Maxkamadda Emmanuel Mutunga, ayaa faray in Nimco Mohamed Ali, Saciida Ali Hajji, iyo Shukri Ali Xaaji, in lagu war geliyo iney sii xirnaan doonaan kaas muddo Shan cisho oo dheeraad ah, si loo dhammays tiro baaritaanka xagga Maskaxda ah oo ay wadaan Boliiska Mombasa.

Haweenkan, oo sidoo kale aan la sheegin da’dooda iyo halka ay asal ahaan ka yimmaaddeen, ayaa loogu tuhun qabaa iney gacan saar la leeyihiin Kooxaha Argagixisada ee ka dagaallanta qaybo ka mida waddamada Gobolka.

Previous Post

Maamulka Jubbaland oo ka warbixiyay ammaanka deegaannada hoos yimaada

Next Post

Mu’asasada Maxamed Bin Raashid ee Imaaraadka oo qoys danyar ah u qeybiyay hilib -Sawirro

Next Post
Mu’asasada Maxamed Bin Raashid ee Imaaraadka oo qoys danyar ah u qeybiyay hilib -Sawirro

Mu'asasada Maxamed Bin Raashid ee Imaaraadka oo qoys danyar ah u qeybiyay hilib -Sawirro

Tartamayaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 20, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka...

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kulan miro-dhal ah la...

Wasiirka  Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In