Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Booliiska Belgium oo xeray dad looga shakiyay weeraro Argagixiso

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Booliiska Belgium oo xeray dad looga shakiyay weeraro Argagixiso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Booliiska dalka Belgium ayaa xiray labo ruux oo looga shakisan yahay in ay qorshaynahayeen in ay magaalada Brussels weerar ku qaadaan iyaga oo bartilmaameedsanaya xalfaddaha sanadka cusub.

Sida ay sheegeen saraakiisha booliska dalkaas, waxaa hawlgalo laga sameeyay qaybo ka mid ah dalkaasi kuwaas oo lagu baadi goobayay kooxo la tuhunsan yahay,

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waxaana ay booliisku ay qabtay dhar millitari iyo waxyaabo borobogaandada loo adeegsado, laakiin lama helin hub ama waxyaabaha qarxa.

Belgium ayaa la galiyay feejignaan sare tan iyo wixii ka dambeeyay weerarkii13 November ka dhacay caasimadda Faransiiska ee Paris.

Qaar badan oo ka mid ah dadkii ku lugta lahaa qaraxaasi ayaa loo malaynayaa in ay saldhig u ahayd Belgium.

Dadkan la tuhunsanyahay ayaa lagu eedeeyay in ay weerar ku qaadi rabeen bartilmaameedyo muhiim ah oo ku yaala magaalada Brussels sida ay baahisay warbaahinta dalkaasi oo soo xiganaya Saraakiisha Booliska.

Previous Post

Wariyaal soo dhaweeyay meelmarinta Sharciga Saxaafadda

Next Post

Inka badan 20 ruux oo ku geeriyootay qarax ka dhacay Bakistaan

Next Post
Inka badan 20 ruux oo ku geeriyootay qarax ka dhacay Bakistaan

Inka badan 20 ruux oo ku geeriyootay qarax ka dhacay Bakistaan

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In